Axmed Madoobe oo maanta si aan caadi aheyn loo soo dhaweeyay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Nairobi ayaa maanta si aan caadi aheyn loogu soo dhaweeyay magaalada Kismaayo uu dib ugu laabtay. Dad u badnaa kuwa lasoo abaabulay ayaa Madaxweyne Axmed Madoobe si heer sare ugu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo iyo sidoo kale wadooyinka magaalada … Continue reading Axmed Madoobe oo maanta si aan caadi aheyn loo soo dhaweeyay (Daawo Sawirada)